Thursday, June 11, 2026
Google search engine
HomeUncategorizedWasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo u socdaalay Laascaanood

Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo u socdaalay Laascaanood

-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay magaalada Laascoonood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

Wasiirada Dowladda ayaa halkaas u tegaya hawlo shaqo oo isa saaran, waxayna magaalada ku neegaan doonaan maalmaha soo socda.

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bari iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dhawaan ku biiri doona.

Wufuud kale oo caalami ah oo ay kamid yihiin Safiirrada dalalka caalamka u jooga Muqdisho ayaa lagu wadaa inay tagaan magaalada Laascaanood.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments