Thursday, June 11, 2026
Google search engine
HomeUncategorizedGolaha Amaanka oo taageeray qorshaha Nabada Trump ee Gaza

Golaha Amaanka oo taageeray qorshaha Nabada Trump ee Gaza

Qorshaha nabadda ee Trump ee Gaza ayaa hadda galay wajigii labaad ka dib markii uu ansixiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyadoo uusan jirin waddan ka horyimid.

Waxay ujeedadeedu tahay in la dhiso laba hay’adood oo muhiim ah oo — Guddiga Nabadda oo isku dubbaridi doona holwaha gargaarka, iyo Ciidanka Xasilinta oo amniga Qza suga.

Ka dib cadaadis uga yimid dalalka Carabta, qaraarka Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in falastiiniyiinta ay mustaqbalka yeelan doonaan dowlad, waxaana arrintasi taageeray dalal Muslimiin u badan oo ay ku jiraan Sacuudiga iyo Turkiga.

Dhinaca kalena, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ugu mahadceliyay wadamada Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ay Soomàaliya ku jirto ansixinta qorshaha Nabada Trump ee Gaza.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments